Dhalinyarada Baladweyne oo caqabado kala kulma guurka loo dhigo qaabka casriga.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Beladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku soo badanay guurka sida casri ah loo dhigo halka markii hore lagu dhigi jiray guriga balse hada lagu dhigo Hoteelada

Inta badan dhalinyarada is guursto ayaa aroos casri ah ku dhigto Hoteelada magalada Baladweyne.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool magaalada baladweyne ayaa kawarbixiyay guurka casriga ah iyo saameynta ay kala kulmeen.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa