Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhakhaatiirta Caafimaadka ayaa is barbar dhig ku sameeyey noocyada dhiigga qofka, waxyna sheegeen in qof walba uu dabeecad gaar ah leeyahay sababtuna ay tahay Nooca dhiigiisu yahay.
Nooca dhiigaagu saameyn intee le,eg ayuu ku yeelan karaa dabeecadaada ama hab dhaqankaaga DR/ Axmed Maxamed Ismaaciil ayaa uga waramaya wariyaheena Cumar Maxamed Dayib