Dhaakhaatiirta Caafimaadka oo ka digaya Isticmaalka Ookiyaalaha aanay Dhakhaatirtu qorin

0
193

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Qaar kamid ah dhalinta Soomaaliyeed ayaa waayadan danbe xirta muraayadaha indhaha ama Ookiyaalaha waxa loo yaqaano taasi oo ay xarrogo ahaan uu qataan iyagoon dhakhtar una u qorin ama aysan jirin baahi ay u qabaan.

Balse su,aasha is waydiinta mudan ayaa ah saameyn intee la,eg ayay ku yeelan karaan qofka muraayadaha uuna dhakhtar u qorin su,aashaasi iyo kuwa kalaba waxa ka jawabaya dhakhtar Xiis Bashiir oo kamid ah dhakhaatiir ka hawl gasha Deegaanka Dhoobley.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintan inoo soo jeedinaya