Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maareeyaha Dekadda Muqdisho Maxamed Cali Americo oo ay weheliyaan Taliyaha Hogaanka canshuuraha Janaraal Cabdullahi Xasan Bariise iyo Afhayeenka Booliska Gaashaanle Cabdifatax Aaden ayaa soo bandhigay konteedharo ay ku jiraan maandooriye loo soo e keesiyay daawooyin kuwaasi oo laga qabtay dekadda Magaalada Muqdisho.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya