Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo ah mashruuca kasoo kabashada xasaradaha ayaa waxaa iska kaashanaya maal galintiisa Wasaaradda maaliyada Dowlada Fadaralka Soomaaliya Wasaaradda qorsheynta Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo sido kale Bankiga Adoonka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya