Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa maanta laga dhagax dhigay mashruuca dhismaha Waddo Laami ah oo ay yeelan doonto magaalada Dhoobley.
Dhismaha wadadan ayaa wax weyn ka tari doonta bilicda magaalada Dhoobley oo ah marin muhiim ah oo isku xira ganaciga dalkeena Soomaaliya iyo dalka aan deriska nahay ee Kenya.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya