Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Buur-Hakaba ee Gobolka Baay ayaa waxaa Laga dhagax dhigey Buundooyin cusub oo dhaxmara qaar ka mid ah Xaafadaha Degmada kuwasi oo qeyb qaadan doona isu socodka Bulshada iyo bilicda Degmada, Maadaama Xaafadaha qaar ay Bulshada dhibtaao ku qabeen marsiteeda waqtiyada lagu guda jiro Xili Robaadka.
Dhagax dhiga ayaa waxaa ka soo qeyb galey Gadoomiye ku xigeenka Maamulka Degmada Buur-Hakaba oo ay wehlinaayeen qaar ka mid ah Maamulka qeybihiisa kala duwan Taliyaha Ciidanka Daraawiishta Degmada iyo Bulshada Xaafadahaasi.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa