Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuqul insaanka ee Dowlad Gobaleedka Jubbalaand oo si rasmi ah uga shaqo Bilowday gobalka Gedo ayaa howlaheedii ugu horeeyay maanta ka daah furtay Degmada Baledxaawo ee Gobalka Gedo.
Barnaamijkan ayaa la xidhiidha tababarida iyo latashiga wax garadka iyo bulshada rayidka ah si loo horumariyo xuquuqda aadanaha.
Wasiirka Wasaaradda Haweenka ee Dowlad Gobaleedka Jubbalaand iyo Guddoomiyaha Degmada Baledxaawo ayaa si wadajir ah saaka u daah furay howlahan shaqo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya