Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Wadaniga ee Tadaamun ayaa Deeq rashin ah u qeybisay 800 oo qoys oo kamid ah dadka danyarta ah ee ku nool Degmada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose.
Deeqdan Rashinka ah ayaa qeyb waxaa ay ka tahay taageerida Boqortooyada Sucuudiga ay la garab taagan tahay Shacabka Soomaaliyeed.
Munaasabada lagu daah furayay Deeqdan ayaa waxaa Goob joog ahaa Guddoomiyaha Degmada Dhoobley Masuuliyiin ka socday Hay’adda Wadaniga ee Tadaamun iyo iskuduwaha Wasaaradda Gargaarka u qaabilsan Degmada Dhoobley.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya