Deeq Raashin ah oo loo qeybiyay dad danyar ah oo ku nool Dagmada Ceelwaaq.

0
127

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiiboyinka Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa Deeq Raashin ah ka qaybisay Dagmada Ceelwaaq ee Gobolka Gedo.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah-faahineysa