Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland ayaa maanta deeq Raashiin ah gaarsiisay 1,000 qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah oo ku nool deegaanada waqooyiga magaalada Kismaayo.
Deeqdan raashiinka ah oo qayb ka ah taageerada Boqortooyada Sucuudigu la garab taagan tahay dadka Soomaaliyeed waxaa bixisay xarunta Boqor Salmaan, Waxaana fulisay hay’adda wadaniga ah ee Tadaamun.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya