Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyey Qoysas ku nool deegaano Hoostaga Degmada Jalalaqsi

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan oo kakooban noocyada Raashinka ayaa lagaarsiiyay ah Qoysas ku nool deegaano Hoostaga Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle.

Maxamed Cali Samow. ayaa faahfaahinaya