Deeq Raashiin ah Oo La gaarsiiyay Qoysas Danyar ah oo ku nool Duleedka Baydhabo.

0
152

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ku dhow 2 kun Oo qoys Oo saameysey Abaarta ka jirta dalka ayaa waxaa loo qeybiyey Raashiin Sida Bariis Sonkor iyo Saliid kaasi oo ka timid Wasiir ku xigeenka Wasaarada Awqaafta iyo Arimaha Diinta Dowlada Soomaaliya Saalax Shariif Siidkey.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya