(Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 50 qoys ayaa Hay’adda SOS ay gaarsiisay Deeq lacaged oo Dhan 22,500 Oo Dollar kuwaas oo ahaa qoysas barakacayaal ah oo ku nool kaamka durdur oo ku yaal magaalada burco.
Deeqdan lacageed ayaa loogu tala galay in barakacayaashan ay ku sameeystaan ganacsi iyo ineey ku iibsadaan waxyaabaha aas-aasiga u ah noloshooda.
Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya