Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda NASDO Organization ayaa deeq isgu jirta lacag dawo iyo agabka nadaafada ku wareejisay xarunta agoonta Kadare ee kutaala xerada Asluubta ee ex-kotorol afgooye.
Waxa goob joog ahaa madasha lagu wareejinyey deedan maamulka hay’ada NASDO iyo mas’uuliyiinta xarunta agoonta ee Kadare.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa