Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iskuduwaha Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka Gobolka Saraar ee Somaliland ayaa dawooyin loogu talagalay malaariyada iyo shubanbiyoodka
gaadhsiiyey deegaanka Hali-bixisay oo hoos yimaada Magaalada Oog ee Gobolka
Saraar.Xasan Maxamed Cabdullaahi