Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dhalinyarada Magaalada Gaalkacyo ayaa si isxilqaan ah deeq agabka waxbarashada ah ku gaarsiyay iskuulka Moodal .
Deeqdan ayaa iskugu jirtay dhar Buugaag qalimaan iyo agabyo kale.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya