Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Miirdacay ee gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay gogol nabadeed oo maalmihii lasoo dhaafay ka socotay deegaankaas.
Gogoshan nabadeed ayaa waxaa garwadeen ka ahaa mmaamulka Gobolka Hiiraan iyo kan dagmada Matabaan kuwaasi oo dhexdhigay labada beel Ciidamo xoog leh oo ka kala socday Nabadsugida iyo Booliska Soomaliya.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya