Deegaanka Luglow ee Waqooyiga kismaayo oo lagu beeray dhir.

0
101

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhalinyaradda Cagarsan ayaa Deegaanka Luglow ee waqooyiga kismaayo ku ku beeray dhir taasi oo xooga gol leeyahay cagaarinta Deegaanka.

Maxamed Shariif oo ah Guddoomiyaha Ururka Dhalinyaradda Cagarsan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in xili walba ay juhdi galin doonaan sidii ay Jubbaland u noqon laheyd mid wada cagaaran.

Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya