Deegaanka Dagalama oo laga soo sheegayo Ayax Raxan Raxan ah oo lagu arkayo meelaha qaar ee Deegankaas ah

0
391

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)Deegaanka Dagalama ayaa laga soo Sheegayaa Ayax farabadan oo saamayn aan wanaagsanayn ku dhul daaqsimeedkii halkaasi ku yaalay waxana dhanka kale laga soo sheegayaa Roob yaraad xili Ay roobab ka da ,Ayaan dhamaan deeganada ku dhaw dhaw.xasan maxamed cabdulahi ayaa warbixintan inoo haya