Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa soo saarey war ku aadin joojinta bacaha halka mar la isticmaalo ee ay bulshada adeegsato taasi oo ay ku sheegtey dhibaateynta Deegaanka iyo xoolaha.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa