Deegaanada dhaca waqooyiga Kismaayo oo ay ka taagantahay xaalad biyo La’aaneed

0
352

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Sanad walbo bilahan oo kale marka lagaaro waxaa biyo yareeya wabiga Jubba oo mara deegaano dhowr ah oo ka tirsan gobolka jubbada hose deeganadasi waxa kamid ah goobweyn ,qam-qam,yoontoy iyo deegano kale oo u dhow meelaha aya iska daraan webiga iyo badda

Deegaanka Goobweyn wuxuu ka mid yahay meelaha hadda ay biyihii macanaa ay isku badaleen qaraarka maadaama ay biyaha Badda soo galeen markii uu wabiga biyo yareeyay.

Dadka iyo duunyada ayaa waxay biyo u raadsadaan deegaanka Qaam-qaam iyo Yoontoy oo iyagana looga cabsi qabo in ay garaan biyaha qaraarka.

Cumar Abdullahi mohamed gudomiyaha deeganka goobweyn iyo Abdullahi Abdi Odowa oo ah guddomiyaha xalinta qilafadka deeganka oo warbahiinta la hadlay aya uga warbixiyeey bahiiyaha biyo la’aanted ee deeganka so wajahay.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeynaa