Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Baabuurta yaryar ee tagaasida ayaa ah gaadiidka ugu isticmaalka badan Magaalada Dhoobley sidaas oo ay tahay waxa jira qoraalo kala duwan oo lagu qoro qaybta danbe ee gawaarida taasi oo ay inta badan sameeyaan dhalinyaradu.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa warbixintan inoo soo jeedinaya