Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Axmed Cabdullahi Muxumed oo kamid ah macalimiinta bartay cilmiga beeraha ayaa Magaalada Baladweyne waxaa uu ka hergeliyay beer uu ku tacbay dalaga loo yaqaano Bataatiga kaasi oo bixitaankiisa ku yar yahay beeraha gobolka Hiiraan .
Dalagaan ayuu ugu tala galay inuu ka helo dhaqaalo ku filan noloshiisa isagoo ka faa-ideysanaya kheeyraadka uu leeyahay dalkeena.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa