Dadkii ka soo barakacay koonfurta Lubnaan oo gabaad ka helay Lubnaan

0
31

Qaramada Midoobay aya sheegtay in in ka badan 90,000 oo qof ooh or leh ay ka barakaceen magaalada Lubnaan tan iyo isniinti.

Taasi ayaa tirada guud ee dadka guryahooda ka qaxay tan iyo 7-dii Oktoobar ka dhigaysa 110,000 oo qof.

Wasiirka arrimaha dibedda dalkaas, Abdallah Bou Habib ayaa sheegay in tiradu intaas ka badantahay, wuxuuna tirada dadka barakacay uu ku qiyaasay ku dhowaad “nus milyan”.

Sawirradan waxay muujinayaan dadka qaar ee ka soo qaxay Koonfurta Lubnaan ee manta soo gaaray xarun wax-barasho oo ku taala magaalada Beirut.

.
.
.