Dadka la dajiyay Guraha xalka waara Waqooyiga Kismaayo oo loogu baaqay inay hal-abuur la yimaadaan

0
181

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowlad goboleedka Jubbaland oo kaashanaysa Hay’addaha caalamiga ayaa dhowrkii sano la soo dhaafay samaaysay qorshayaal dib u dajin loogu samaaynayo dadka barakacayaasha ah .

Deegaanka Loglow ayaana laga hirgaliyay guryaha xalka waara oo dib u dajin loogu sameeyay dad badan oo barakacayaal ku ahaa gudaha Magaalada Kismaayo.

Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya