Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo Dalxiiska Jubbaland ayaa dadka degan deegaanada Ceel-Jaalle, Istanbuul iyo Lugloow oo dhammaantood dhaca duleedka Waqooyi ee magaalada Kismaayo gaadhsiisay agab isagu Jira Burjikooyin iyo sidoo kale Sooralarada cadceedda Ku Shaqeeya oo casri ah.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa