Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad goboledka Jubbalanda ayaa deeq raashin ah gaarsiisay dadka ku nool deegaanka Janaa Cabdalle ku waas oo ay siyaabo kala duwan u sameeyeen daadadkii iyo fatahaadihii dhacay sandkii hore .
Wasiirka Wasaaradda gargaarka Jubbaland Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud ayaa ka warbixiyay deeqada la gaarsiiyay dadka deegaanka Janaa Cabdalle iyo sida ay uga faa’iidaysteen.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa faah-faahinaya