Dadka Deegaanka Abaq-bambaale oo ay soo wajahday Biyo La’aan.

0
59

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Abaq-bambaale oo qiyaastii 20-km dhanka galbeed kaga beegan Magaalada kismaayo ee xarunta Gobalka Jubbada Hoose ayaa waxaa ku nool boqolaal Qoys oo isagu jira kuwo Deegaanka kusii noola iyo kuwo kusoo barakacay kuwaas oo wajahaya xaalado nololeed haba ugu darnaato biyo la’aan baahsan oo ka jirta Deegaankaasi.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa