Dadka Daawo doonka ah oo Cabasho ka muujiyay qoraalka ay Dhakhaatiirtu u qoraan xiliyada la siinayo Daawada.

0
272

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Aragtiyo kala duwan ayey bulshadu ka qabaan fahamka qoraalka qaar kamid ah daqaatiirtu ay isticmaalan oo afka qalaad lagu yiraado ‘doctor’s prescription, dadka qaar ayaa aaminsan inuu yahay qoraal kaliya ay fahmayaan bahda caafimaadka, halka dadka kalena ay aaminsan yihiin inay tahay midda kaliya ay isku fahmayaan dad hal goob kawada shaqeeyo.

Qaar kamid ah bulshada ku nool magalada dhoobley ayaa Radio Sanguuni uga warbixiyay  dhibka ay bulshada kala kulmaan qoraallada ay dhaqatiirtu qoraan dadka daawo doonka ah

Digtoor maxamed axmed waxaa u kamid yahay daqaatiirta dhoobley waxaan wax ka weydiinay sameeynta caafimaad ee ka dhalan karta farta aan la fahmayn oo ay qoraan qaar kamid ah dhaqatiirtu.

Maxamed Cali samow. ayaa ka warramaya