Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada SSC khaatumo oo Shirjaraaid qabtey ayaa waxaa ay ka hadleen baaq nabadeedna udireen Beelo walaalo ah oo ku dagaalamaya Ceerigaabo si dhiiga iyo Dagaalka sokeeye loo joojiyo.
Sidoo kale culimadaan ayaa waxaa ay soo dhoweeyeen baaqyo kale oo nabadeed ooo ay jeediyaan Odayaasha iyo Bulshada SSC Khaatumo si dadka walaalaha ah ay Nabada u qaataan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya