Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada diinta ee Galmudug ayaa dhalinyarada uga digay khatarta tahriibka, iyagoo ku tilmaamay waddo naf halignimo ah oo aan natiijo fiican lahayn.
Macallin Nuur Cali Xaashi oo ka mid ah Culimada Magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegay in tahriibku uu sababo dhimasho, silic iyo burbur qoysas badan.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa