Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo lagu gudo jiro bisha Barakeysan ee Ramadaan ayaa dadka danyarta ah ee ku nool kamamka barakacayaasha ah ee Degmada Dhoobley waxaa ay wajahayaan duruufo adag oo dhanka nolosha ah.
Mid kamid ah Culumaa’udiinka Degmada Dhoobley ayaa dadka muxsiniinta ah ugu baaqay in aragti gaar ah loo yeesho dadka danyarta ah ee ku nool kamamka Lana caawiyo madaama aysan awoodin in ay iibsadaan waxyaabaha aas aasiga u ah bisha Barakeysan ee Ramadaan.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya