Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gobolka Gedo gaan ahaan degmada Beled-Xaawo iyo degaano kale oo ka tirsan ayaa waxaa laga soo sheegaya in uu ka jiro cudurka Jadeecada iyadoona isbitaalada qaar ee degmada ladhigay bukaano badan oo u il daran cudurka Jadeecada.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya