Corona Virus oo saamayn ku yeeshay Makhaayadaha cuntada laga Cuno

0
235

Dhoobley (Idaacadda Sanguuni) Cudurka Carona-virus ayaa ah Cudur ka dilaacay dalka China oo Gaaray Dunida oo idil,Waxaa uuna soo if-baxay dabayaaqadii sanadkii ee 2019 bishii Decamber,Waxa uu noqday mid dunida kala xirxiray dhan walba sida caafimaadka ganacsiga isku socodka iyo wixii la mid ah.

Goobaha uu  aadka u saameeyey waxaa ka mid ah meharadaha cuntada lagu iibiyo ee baararka la yiraahdo, iyagoo sheegay ineysan wax is badal ah ku sameynin waxyaabihii ay iibin jireen.

Bashiir Maxamed Daahir ayaa ka warramaya