Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Si loo xoojiyo nabad galiyada bulshada ku nool goboka Baay gaar ahaan magaalada Baydhabo ayaa ciidanka Booliska gobolka Baay waxaa la faray in ay ka shaqeyaan arimaha nabad galiyada iyo wanaajinta xiriirka kala dhaxeeyo bulshada. Naxwo Axmed Kadiye