Ceelal Biyoodyo laga hirgeliyey Degmada Baraawe Oo Xariga laga jarey.

0
92

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baraawe ee Caasimadda Koonfur Galbeed ayaa waxaa laga hirgeliyay Ceelal Biyood gaaraya ilaa Sadex (3) Ceelal, kuwaas oo Xariga ka jaray Guddoomiyaha degmada Baraawe, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Booliiska Gaarka ah ee Degmada.

Ceelalkan Biyood oo Muhiim u ah Bulshada ee ay qodday Hay’adda AFTUDER ayaa waxaa laga hirgeliyay Kaamamka ay ku nool yihiin dadka Barakacyaasha ah iyo Xaafadaha Magaalada Baraawe.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa