Ceel biyood laga hirgeliyay Deegaanka cagaaran ee gobolka Mudug oo xariga laga jaray

0
177

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda khayriga ah ee HIKMAH ayaa deegaanka Cagaaran ee gobolka Mudug ka hirgalisay ceelbiyood Riig ah.

Hirgalinta ceelbiyoodkaan ayaa qeyb ka ah mashruuc gargaar loogu fadinayo dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen waxaana dhaqaalaha lagu hirgaliyey ceelbiyoodkan bixiyey hay’ada Al-najaad ee fadhigeedu yahay dalka Kuweyt.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya