Ceel biyood laga hirgeliyay deegaanka Beeyo-Gulaan oo la daah furay.

0
144

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kheyraadka Biyaha maamulka Somaliland Mudane Aadan Cabdulaahi Cabdule ayaa xariga ka jaray ceel-biyood cusub oo laga hirgeliyey deegaanka Beeyo-Gulaan, oo hoostaka magaalada Berbera.

Munaasabadda xadhig-jarka waxa ka qaybgalay masuuliyiin ay ka mid yihiin Maareeyaha Wakaaladda Biyaha Berbera, xildhibaano, iyo dadka Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa