Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug oo Kaashaneysa Hay’adaha UNOJA ,IMC & SHF Ayaa Xariga ka jartay Ceel-biyood laga hirgaliyay markii u horeysay deegaanka Buulaleey ee gobolka Mudug oo ay ka taaganeyd Biyo la’aan baahsan.
Khadar Axmed Salaan. ayaa faah-faahinaya