Ololaha talaalka Furuqa Xoolaha iyo daaweyntooda oo laga furay degmada Awaare.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xafiiska Horumarinta Xoolo dhaqatada Dowlada Deegaanka Soomaalida aya degmada Awaare ka daahfuray ololaha talaalka Furuqa Xoolaha iyo Daweeyntooda.
Munaasabada lagu daahfurayay talaalkaan ayaa waxaa...
Wadooyinka Hindiya oo la ogaaday in seddexdii daqiiqo uu qof ku geeriyoodo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waddooyinka Hindiya waa kuwa ugu dhimashada badan. Subax kasta, wargeysyada Hindiya waxaa ku qoran warbixino ka hadlaya shilalka wadooyinka, basas ka dhacay buuro,...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:-Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=i3x2UVTEDkM
Haweenka Dhoobley oo loogu baaqay inay gabdhaha ka joojiyaan Gudninka Fircooniga.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudniinka fircooniga wax u kamid yahay tacdi ku dhaca Haweenka kuwaas oo ay kala kulman dhibaatooyin kala duwan sida caafimaadka, guurka, iyo Dhalmada.
Naima...
Soo Kabasho Ganacsi oo laga Dareemayo Deegaanka Xananbuure.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Xananbuure oo dhanka koonfureed kaga beegan magaalada Dhuusamareeb, isla markaana qiyaastii 42km u jirta, ayaa hadda wajahaya isbeddel muuqda oo dhanka ganacsiga...
Dadka geela ku dhaqda duleedka Kismaayo oo loogu baaqay inay geela ka fogeeyaan Magaalada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dowlada Hoose ee Degmada Kismaayo oo ku howlan sidii ay xal waara ugu heli lahaayeen xoolaha lagu soo daayay gudaha magaalada, ayaa...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaah
Shiinaha oo digniin u diray dalalka heshiisyada la galaya Mareykanka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shiinaha ayaa ka digay inay ka falcelin doonaan dalalka heshiisyada dhaawacaya danaheeda la galaya Maraykanka, iyada oo dagaal ganacsi oo u dhaxeeya labada...
Barnaamijka hirgelinta Siyaasadda Qaranka darajooyinka iyo mushaaraadka shaqaalaha rayidka oo la daah furay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo daahfuray Hirgelinta Siyaasadda Qaran ee Darajooyinka iyo Mushaaraadka Shaqaalaha Rayidka ah, ayaa sheegay...
Dhismaha Hoolka Shirarka Degmada Baydhabo oo La dhagax dhigey.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hoolalkan oo noqon doono kuwa lagu qaban doono shirarka looga hadlaayo hormarinta adeegyada bulshada degmada baydhabo ayaa waxaa si wadajir ah maan u...