Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Axmed Suldaan Shiine https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/926462818708345/

Olole wado banayn ah oo laga bilaabay xaafada Gacmo dheere ee Magaalada Hargeysa.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dawladda Hoose Ee Magaalada Hargeysa ayaa Olole wado banayn ah ka Bilawday xaafada Gacmo dheere Waxaana Ololaha wado banaynta ah kaqeyb galay qaar...

Culimadka gobolka Banaadir oo ku baaqay in loo gurmado dadkii hanti beelay dabkii ka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Culimada ku nool Magaalada Muqdisho ayaa isku xilqaamay sidii wax logu qaban lahay dadka danyarta ah ee ku hanti belay dabkii ka kacay...

Dad ku dhintay dabeylo wata qaboow daran oo dhacay Mareykanka.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ugu yaraan laba qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen dabeylo baraf wata oo Talaadadi shalay ku dhiftay qeybo badan oo ka...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Naxwo Axmed Kadiye

Deegaanka Balli-canyaale ex Bilcille ee hostagga Guriceel oo laga hirgeliyay Iskuul dadka deegaanku ay...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanka Balli-canyaale ex Bilcille ee hostagga Guriceel ayaa laga hirgeliyay Iskuul dadka deegaanku ay si isku tashi ah ku dhisteen. Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan...

Dhalinyarada ku nool Magaalada Kismaayo oo loogu baaqey iney ka qeyb qaatan bilic soo...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah dadka aqoonyahanka ee kunool magaalada Kismaayo ayaa dhalinyaradu ugu baaqay iney ka qeyb qaataan bilic soo celinta Deegaanka. Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa...

Dhalinyarada ku shaqaysata cilad bixinta Computer-ka ee ku nool Dhoobley oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyaro ku nool Dhoobely oo bartay cilmiga Computer-ka islamaarkaana shaqo ku waayaya cilmigii ay barteen ayaa hada ku dhiiraday in ay Magaalada Dhoobley...

Goobaha lagu qurxiyo Dumarka ee Magalada Baydhabo oo fursado Shaqo Abuur u noqotay Gabdho...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Goobaha lagu quruxiyo dumarka ee ku soo badanaya ayaa fursada shaqo u noqotay gabdho badan degaanka ku nool ayagoo ay iskugu jiraan kuwo...

Maamulka Madarsada Imaam Al Bukhaari ee Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay Xaalada Waxbarasho ee Madarasadaasi.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley oo ah Magaallo saaran xadka u dhaxeeya Soomaaliya iyo Kenya ayaa ah Magaallo uu ka socdo horumar dhanka waxbarashada ah, Madarasada...