Barakacayaal kunool Degmada Afmadoow oo lagu wareejiyay Guryo dhisan.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Inkabadan 130 qoys oo Barakacayaal ah islamarkaana kunool duleedka Degmada Afmadoow ayaa lagu wareejiyay Guryo dhisan ‘ Maacuun iyo Agabka Nadaafada oo ay...

Dhalinyarada ku shaqeysata soo gurida carada lagu dhisto guryaha oo kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa mudooyiinki u dambeyay laga dareemayay horumar dhanka dhismaha islamarkaana dhismayaasha loo dhisayo qaab casri ah. Qaar kamid...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo Muqdisho ku soo geba-gabeysay kulan ku saabsab dib eegista Buugaagta...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulankan oo laba malmood ka socday magaalada muqdisho ayaa ahaa wadatashi ku saabsan ansixinta iyo dib u eegista buugaagta waxbarashada aasaasiga ah waxaana...

Kulan diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa wada shaqaynta Maamulka iyo Shacabka oo...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kulan Cilmayadeed diiradda lagu saaray sidii loo horumarin lahaa wada shaqaynta Maamulka iyo Shacabka ayaa lagu qabaty Dhuusamareeb waxana kulankan ka soo qeyb...

Ardeyda wax ka barata Jaamacada koonfurta Soomaaliya Oo u fadhiistay imtixaanka Semester dhamaadka ee...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ardeyda wax ka barata jaamacada koonfurta soomaliya ee Magalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxey u fadhiisteen imtixaanka semester dhamaadka ee jaamacada...

Ganacsatada Dhoobley oo ka hadlay Caqabadaha ay kala kulmaan Gawaadhida la dhigo ganacsiyada hortooda.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Qaar kamid ah Ganacsatada Magaalada Dhoobley oo aan wareysi layeshay ayaa kawarbixiyay Caqabadaha ay kala kulmaan Gawaadhida la dhigo ganacsiyada hortooda iyo waxyabaha...

Dhalinyarada la imaanaya hal abuurka ganacsi oo ku soo badanaya Baladweyne.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Xasan Yuunis Cabeey oo kamid ah dhalinyarada Magaalada Baladwene aya sameeystay ganacsi yar kaas uu nolosha reerkiiis ku maareeyo. Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku...

Qoysas kasoo barakacay deegaano hoos yimaada degmada ceel-barde ee gobolka Bakool oo deeq rashin...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan boqol Qoys oo ka soo barakacay Deegaanada Hoos yimaada Degmada ceel-barde ee Gobolka Bakool ayaa deeq rashin ah oo iskugu...

Iskuul Cusub oo Lagu Barto Maadada Computerka oo laga Furay Xaafadda Horseed ee Magaalada...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabee ayaa laga hirgiliyay iskuul lagu barto computerka iyo caafimaadka gaar ahaane xaafada Horseed ee magaalada Jowhar. Fardowsa Axmed...