Dhallinyaro fursado shaqo ka helay shirkadaha iibiya Dawooyinka ee Baladweyne.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada Daawooyiinka Galax Tranding Company ee magaalada Baladweyne oo bixisa Daawooyiinka kala duwan sida Daawada Dadka Xoolaha Iyo beeraha iyo Agabka kale oo...

Dad danyar ah oo ku nool Deegaanka Buulo-gaduud ee Waqooyiga Kismaayo oo lagu wareejiyay...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Barakacayaasha iyo Qaxootiga Jubbaland ayaa dadka danyarta ah oo ku nool deegaanka Buulo-gaduud ku wareejisay 500 guri oo aay hay’ada dhistay waxaana...

Tartan kubadda cagta oo u dhexeeyay ardayda dhigata fasalada dugsiga sare ee Al Aqsa...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan ayaa lagu soo gabagabeeyay Tartan kubadda cagta ah kaasi oo ay ka qeyb galeen ardayda dhigata fasalada...

Isbitaalka al-xayaat ee magaalada boorama oo wada qaliimo indha fiiqis lacag la,aan ah

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiinka ka tirsan Hay’adda Amoud Foundation oo uu hogaaminayo xiriiriyaha hey’ada ee geeska afrika pro axmad cabdi ismanciil ayaa kormeeray isbitaalka al-xayaat ee...

Maskaxdii ugu da’da weynid abid ee noolaha laf dhabarta leh oo bed qabta”oo la...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hadhaadigan ayaa laga helay meel dhuxusha laga qodo oo ku taal gobolka Lancashire ee dalka Britain ka hor wax qarni ka badan, waxaanu...

Shiinaha oo ka hadlay buufinta looga shakiyay inay basaas aheyd ee lagu arkay hawada...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shiinaha ayaa ku baaqay in xaaladda la dejiyo ka dib markii Mareykanka uu sheegay in hawadiisa uu ku arkay buufin basaas aheyd oo...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1211059586194102/

Fadeexad laaluush oo xasaanadda looga qaaday xildhibaano baarlamaanka Yurub ah

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Baarlamaanka Yurub ayaa u codeeyey in xasaanadda laga qaado labo xildhibaan oo ay dowladda Beljam uga shakisan tahay in ay ku lug lahaayeen...

Dhallinyarada Aqoonyahanada Jowhar oo Kahadlay Saameynta Biyo La,aanta Soo wajahday Beeraleeyda.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wabiga Shabeelle Ayaa aad u biyo yareeyay iyadoo ay caqabado kala kulmeyn beeraleyda ku nool golbolkani shabeellaha dhexe. Xasan Maxamed Cabdulaahi

Waxgaradka Baydhabo oo taageero umuujiyay shirka dib uheshiisiinta bulshada koofur galbeed

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxgaradka Baydhabo ayaa taageero umuujiyay shirka dib uheshiisiinta bulshada koofur galbeed wajigiisa 2aad oo baydhabo kasocda Cabdulaahi Cabdicasiis Siraad