Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/854184745877714/

Wasaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Galmudug oo xarigga ka jartay xafiiska qeybta barakacayaasha Gaalkacyo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Wasaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Galmudug iyo Maamulka Magaalada Gaalkacyo ayaa xarigga ka jaray xafiiska qeybta barakacayaasha iyo samafalka ee...

Ururka Naafada Somaliland oo agab loogu talo galay dadka baahiyaha gaarka qaba ku wareejiyay...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ururka naafada Somaliland ayaa deeq iskugu jira raashin iyo agbka kale oo loogu talo galay dadka baahiyaha gaarka qaba ku wareejiyay maamulka degmada...

Maamulka Degmada sallaxleey oo dhagax dhigay wado cusub.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Dawladda Hoose ee Degmadda Sallaxley ayaa Dhagax dhigay Waddo Cusub oo dhirirkeedu uu dhanyahay 3 kilo mitir , wadadan ayaa Isku xidhi...

Shaqo la’aanta Maraykanka oo gaadhay halkii ugu hoosaysay muddo nus qarni ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warbixin cusub oo laga soo saaray dalka Maraykanka ayaa lagu sheegay in bishii January ee dhowaan dhamaatay in la abuuray illaa 517,000 oo...

Maamulka Iskuulka Deegaanka Cabdalla Biroole oo kawarbixiyay baahiyaha Waxbarasho ee ka jira Deegaanka.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iskuulka ku yaal deegaanka Cabdalla Biroole ayaa ah mid ku eg fasalka 4-aad taasoo ay ardeyda wax ka barta deegaanadaasi ay u baahan...

Hoggaanka sare ee ururka horseedka horumarka Gobolka Mudug oo maamulka Galmudug ugu baaqay wax...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Deegaano badan oo ka tirsan Gobalka Mudug ee Dowalad Goboleedka Galmudug ay ka socoto Jarista dhirta ama xaalufinta Dhirta islamarkaana ay dadka...

Mid ka mid ah Aqoon-yahanada Magaalada Baydhabo Oo Ka Hadlay Saameynta Baraha bulshada ee...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Horumarka tiknoolajiyadda awgeed barahaha bulshada ayaa noqday mid cid waliba heli karto in kasta oo dhinacyo wanagsan ay leeyihiin barahaani, haddana waa seef...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1248987806000658/

Bulshada Dhoobley oo ka hadlay nabada iyo waxa ay ka aaminsan yihiin.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Marka la soo hadal qaado erayga Nabad, qofkastaba waxaa islamarkiiba ku soo dhacaya qiimaha ay nabadu u leedahay Guud ahaan nolosha aadanaha, oo...