Xuska Maalinta Caalamiga ee Ka Hortaga Gudniinka Fircooniga oo maanta ku beegan.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudniinka fircooniga ah (FGM) wuxuu ka kooban yahay dhammaan hababka ku lug leh wax ka beddelka ama dhaawaca xubinta taranka haweenka sababo aan...
Dhaqtarad ku taqasustey Xanuunada Nafsiga Oo ka hadashay Waxyaabaha ay Bulshada ka daaweyso.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Drs Idil Awil Elmi Oo ah dhaqtarad ku taqasustey Xanuunada Nafsiga kaasi oo mudooyinkan dambe dadka soomaaliyeed ku soo dhax badanayay waxaana ka...
Barakacayaasha ku nool Dhuusamareeb oo sheegay in xanuuno maqaarka kudhaca ay kajiraan xeryaha ay...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-xili ay Mudooyinkii danbe ay abaaro baahsan ay ka jirtay Soomaaliya taasi oo dhibaatooyin kala duwan ku heysay bulshada Soomaaliyeed kana mid tahay...
Dadka waayeelka ee Dalka Japan oo aad ugu dhimanaya cudurka Covid 19.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Japan oo mar lagu tilmaami jiray meelaha ugu dhimashada yar cudurka Covid 19 ayaa haatan tirada dhimashada cudurkaa ay kor u kacaysay tan...
Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=yPvF0J4-Ak0
Munaasabad ay ku qalinjabiyeen Haween bartay xirfadaha gacanta oo lagu qabtay Magaalada Cadaado.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad ay ku qalinjabiyeen haween bartay xirfadaha gacanta ayaa lagu qabtay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya
Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha XFS oo daah furtay tiro koob lagu sameynayo shaqaalaha Dowlada.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada shaqada iyo shaqaalaha DFS Biixi Iimaan ayaa Magaalada Muqdisho ayaa ka daah furay tiro koob lagu sameynayo shaqaalaha Dowlada Fadaraalka Soomaaliya...
Shacabka Degmada Waajid ee gobolka Bakool Oo ka hadlay saameynta xaaladda biya yarida ka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa waxaa ka jirta abaar saameysay dadka iyo duunyada, iyadoo xilliyada jiilaalka aan la gaarin dadka xoolo dhaqatada...
Deegaanka Ceel jaale ee Shabeellada Hoose oo laga dhagax dhigay Suuqyo loogu talo galay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Degmada Marka ee gobolka Shabeellada hoose ayaa degaanka Ceel jaale Ka dhagax dhigay suuqyo loogu talo galay Ganacsatada iibiya qudaarta iyo hilibka...
Munaasabad lagu soo bandhigayey wax soo saarka beeraha gobalka Shabellaha Dhexe oo lagu qabtay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada jowhar ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayey wax soo saarka dalagyada kala duwan ee ka baxa beeraha gobalka Shabellaha Dhexe waxaana...