Khasaaraha dhulgariirka Turkiga iyo Syria oo kor u dhaafay 3,700 oo dhimasho ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sare u kacay khasaaraha dhimashada ee dhulgariirkii xoogganaa ee ku dhuftay qaybo ka mida dalalka Turkiga iyo Syria, subaxnimadii hore ee Isniintii,...

Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullahi https://www.youtube.com/watch?v=BGm97roErGc

Sara u kac uu ku yimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada Hargeysa

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa sare u kac uu kuyimid qiimaha shidaalka suuqyada magaalada hargeysa kadib markii uu shidaalka ka qaaliyoobay dalalkii laga keeni jiray taasi oo...

kulan looga hadlayay ahmiyada ay leedahay doorashada golaha deegaanka oo lagu qabtay Garoowe

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland ayaa magaalada Garoowe ku qabatay kulan bulshada loogu baraarujinayay ahmiyada ay leedahay doorashada golaha deegaanka ee ka socota deegannada...

Hey’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka oo sameeysay nidaamka keydinta xogaha Xaaladaha Deg-Dega ah

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa sameeysay nidaamka keydinta xogaha Xaaladaha Deg-Dega ah oo dhameeystiran. Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Maxamuud Macallin ayaa ka warbixiyay...

Arday baratay Xirfado kala duwan oo Munaasabad Loo Qabtay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ay isugu jirtay Bandhig iyo Shahaado gudoonsiin loo sameeyay 25 Arday oo baratay Xirfado kala duwan ayaa lagu qabtey Magaalada Baydhabo...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=TbGQyfq6M8w

Duruufo dhanka Qalabka Isboortiga ah oo soo wajahay Ciyaartoyda Degamada Badhaadhe.

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Deegaanada xeebaha ah ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa waxaa ka jira kooxo kubada cagta ah kuwaas oo aan heysan agab isboorti oo dhameystiran...

Arday iskugu jirta danyar iyo agoon oo waxbarasho lacag la’aan ah ka helay iskuulka...

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 270 Arday oo iskugu jirta danyar iyo agoon ayaa fursado waxbarsho oo lacag la’aan ah ka helay iskuulka alaqso ee...

Warbixin:-Door intee la eeg ayey Haweenku ka qaadan karaan Horumarinta Nabadda?

0
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa waxay door mugga leh ku leeyihiin dhisidda iyo jiritaanka nabadda, inkastoo dhibaatooyinka ay dagaaladii sokeeye geysteen, dhibaatada ugu badan ay...