Warka Habeenimo ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka Habeenimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=uWV23xQYuiE
Wasiirka Caafimaadka XFS oo sheegay in ay hirgalinayan hey’adda maareynta daawada
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cali Xaaji aadan Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galayay xaflada sanad guuradii 46-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Isbitaalka banaadir ayaa...
Duqa Muqdisho oo tababar u soo xiray in ka badan 150 dhalinyaro ah.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna duqa magaalada muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa magaalada Muqdisho kusoo xiray tababarkan oo lagu baranayay cilmiga Computerka, Caafimaadka...
Xarunta tababarka macalimiinta Somaliland ee Hargeysa oo xariga laga jaray.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweyne Ku Xigeenka Maamulka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdulaahi ismaacil Saylici ayaa Xadhiga Ka Jaray xaruunta Dhismaha Kuliyada Tababarka Macalimiinta oo laga hirgeliyay Magaalada Hargiesa...
Dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee Beydhabo oo deeq lacag ah la gaarsiiyay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-In ka badan 100 qof oo ka mid ah dadka baahiyaha gaarka ah qaba ee ku nool Magaalada Baydhabo ayaa waxaa loo qeybiyay...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Xasan Maxamed Cabdullaahi
https://www.youtube.com/watch?v=78hwbOIZcrc
Magaalada Baraawe oo Lagu qabtay Kulan Looga hadlayey Qorshaha Hormarinta Waxbarashada Degmadaasi.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Barnaamijkaan Lagu dahfurey Degmada Baraawe Ee Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa ahaa sidii loo qorsheyn lahaa Hormarinta Waxbarashada Degmada Baraawe kaasi oo ay si...
Waalidiinta Magaalada Jowhar oo loogu baaqay in Caruurtooda ay geeyaan Goobaha Waxbarashada.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee caasimada Dowlad Goboleedka Hiirshabeelle waxaa hatan ka furan Iskuulo aad u farabadan kuwaas oo leh Dugsiyada Hoose Dhexe iyo sare...
Goobaha lagu Qurxiyo Dumarka oo fursad Shaqo abuur u noqotay gabdho badan oo Ku...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dumarka Soomaaliyeed ayaa ah kuwo inta badan kaga duwan Haweenka dunida sarashada cilaanka, mudooyinkii dambe waxaa soo badanayay gabdhaha Soomaaliyeed ee baranaya hababka...
Dhalinyarada Soomaaliyeed oo looga digay Tahriibka.
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Aafada Tahriibka ayaa dhibaatooyin iyo ma hadho xanuun badan ku reebtay Da'yar badan oo ka soo jeeda Qaradaha Africa, Aasiya iyo waliba qaar...