Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan oo laga daah-furay mashruuc lagu hormarinayo Degmada iyo Deegaano...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo ay ka faa'iideysanayaan saddex Deegaan oo katirsan Gobolka Hiiraan ayaa laga daahfuray Degmada Matabaan ee Gobolka Hiiraan Dowlad Goboleedka Hiirshabelle. Cabdullaahi Cabdicasiis...

Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=OqMXR6jyWn4

Maamulka gobolka Banaadir oo dhagax-dhigay Wadada dheer ee xiriirisa Xoosh illaa Ex- koontarool Afgooye.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa dhagax-dhigay Wadada dheer ee xiriirisa Xoosh illaa Ex- koontarool Afgooye,...

Dhalinyarada ku shaqeysata xirfada xirista soolarka ku shaqeeya cadceeda oo kawarbixiyay shaqadooda.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose waa Magaalo cimilo ahaan aad u kulul, qaar kamid ah bulshada ku nool Magaalada ayaa siyaaba kala...

Bulshada Degmada Dhoobley oo ka hadalay sida loo Horumarin karo ganacsiga Dhoobley.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa mudooyinkii danbe ku talaabsaneysay Horumaro Ganacsi oo dhinacyo badan leeh taasi oo ganacsatada Magaalada hirgalinaysay Ganacsiyo...

Macalimiinta Baladweyne oo soo dhaweeyay hanaanka lagu soo xulayo saddexda kun ee macalin ee...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee dowladda Federalka Soomaliya oo Magaalada Muqdisho ka daah furtay hanaanka lagu soo xulayo 3000 kun oo...

Tababar ku saabsan dib u adeegsiga Habdhigaalka iyo Horumarinta Afka Soomaaliliga oo lagu qabtay...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada muqdisho ayaa tababar loogu qabtay ku dhawaad boqol Macallin oo dhiga maada Afka Soomaaaliga tababarka ayaa inta uu socdo lagu bari doona...

Khasaaraha dhulgariirka Turkiga iyo Syria oo kor u dhaafay 12,000 oo dhimasho ah.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha dalka Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii sheegay inay jireen dhibaatooyin kala duwani oo la xidhiidhay dhinaca gurmadka iyo samatabixinta, markii uu...

kulan looga hadlayay mashruuca horumarka dhaqaalaha maxaliga ah oo lagu qabtay Kismaayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Qorsheynta iyo xiriirka Caalamiga ah ee Jubbaland ayaa maanta daah furtay kulan logaga hadlayay Mashruuca horumarka dhaqaalaha maxaliga ah ee loo dhan...

Waxbarashada degmada baraawe iyo deegaanada hoos yimaada oo hormarin lagu samaynayo.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka KGS ay dadaal xoogan ugu jirta horumarinta waxbarashada kala duwan ee Dowlad Goboleedka KG ayaa Degmada baraawe ayaa...