Olole lagu baneynayo wadooyinka oo laga sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Hargeysa.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dowladda hoose ee magaalada Hargeysa ayaa olole wado banayn ah ka bilowday qaar ka mid ah wadooyinka waaweyn ee xaafada Axmed Dhagax Waxaana...
Aqoonyahannada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in ay iskaashadaan Caawinta dadka ay saameeyeen Abaaraha...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha kajira guud ahaan dalka ayaa saameeyay Deegaanno badan oo katirsan Gobalka Shabeellaha Dhexe iyadoona Magaalada Jowhar ay usoo hayaameen Dadka abaaruhu ay...
Madaxweynaha dalka Nigeria oo magcaabay guddi diyaarisa xilwareejinta madaxweynaha cusub.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha dalka Nigeria Muhammadu Buhari ayaa Khamiistii saxeexay amar fulineed oo lagu dhisayo gole fududaynaya xilliga kala-guurka iyo xil-wareejinta madaxweynaha cusub ee ku...
Warka Subaxnimo ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Warka subaxnimo ee Idaacadda Sanguuni,waxaa inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=1Fdc5St8g3A
Wasaarada waxbarashada Galmudug oo sheegtay in abaarta dalka kajirta schoolo ugu xirmeen Gobolka Mudug.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo deegaano badan oo katirsan dowlad goboleedka galmudug ay xiligan kajirto abaar xoogan ayaa Wasaarada waxbarashada Galmudug ayaa sheegtay in sameeynta abaarta dalka...
Dadka ku nool Deegaanka Gal-cadaad Degmada Guriceel oo kawarbixiyay baahiyahooda laxariira adeegyada Dowladda.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dadka Deegaanka Gal-cadaad ee hoostaga degmada Guriceel ayaa Maamulka Degmada uga warbixiyay Baahiyahooda laxariira adeegyada Dowladda waxana ay kacodaseen maamulka degamada Guriceel in...
Maamulka Degmada Gaalkacyo oo agab ciyaareed ku wareejiyay bahda Ciyaaraha Degmadaasi.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Musaasabad kooban oo lagu qabtay xaruunta dowladda hoose ee degmada galakcyo ayaa Kusimaha duqa degmada galkacyo injineer maxamed cabdi cilmi uu ugu wareejiyay...
Ururka Naafadda Degmada Jowhar oo Bulshada ugu baaqay in Guurka aan lagu faquuqin Dadka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle waxaa ku nool dad badan oo qaba baahiyaha gaarka sida dadka aragga la’ kuwaasi oo aan helin wax...
Barakacayaasha Kaamka Alla Aamin Ee Duleedka Baydhabo Oo ka Cabanaya Biyo Yari.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barakacayaasha Ku jira Kaamka Alla Aamin ee duleedka Magaalada Baydhabo Oo ah kuwa Baahiyaha gaarka qaba ayaa waxa ay sheegayaan in dhibaato dhanka...
Dhaqaatiirta Degmada Dhoobley oo kawarbixiyay saamaynta cudurka Qawidka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Qawadka waxaa caafimaad ahaan loo yaqaana “Tinea versicolor” waxaana uu kamid yahay cudurada ugu caansan ee ku dhaca maqaarka.
Hadaba Qaar kamid ah...